gudoo miyaha NGo-ga madaxa banaan ee SDF ama Sanaag Developmant foundation ayaa kor meerku soo kaalaa bixiyay goobo ay ka dhiseeen iskuulo madaaridasaha quraanka iyo masaajido ugu horaynba gudoomiyuhu wuxuu gaadhay dugsiga hoose dhexe e iftin ee magaalada ceerigaabo waxaana uu lakulmay macalimiinta iyo ardaydii dugsiga Iftin waxaana uu gaadhay goobihii madaarisada quraanka iyo masaajidadii geba gebadii ayuu [...]
Archive for the 'Qaybta wararka' Category
BEY’ADA WANAAGSAN IYO BARBAARINTA SUUBBAN
June 13, 2009Mahad oo dhan Eebbe ayaa iska leh. Waan ku mahadinaynaa, waan kaalmo weydiisanaynaa, waan dembi-dhaaf weydiisanaynaa, waanan u tawbad keenaynaa. Eebbe waxan ka megan-gelaynaa nafteenna sharteeda iyo falalkeeda xunxun. Qofkuu Eebbe hanuuninayo cid lumin kartaa ma jirto, qofkuu luminayana cid hanuunin kartaa ma jirto. Waxan qirayaa Alle mooyee Ilaah kale in aanu jirin. Waxa kaloon [...]
DAGAALKII UXUD
September 7, 2008Casharka 46aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW
DAGAALKII UXUD [Qaybta 1aad]
| Qaybta 1aad | Qaybta 2aad | Qaybta 3aad | Qaybta 4aad | Qaybta 5aadKa dib markii uu dhacay dagaalkii Badar, oo ay qureysh u soo hoyatay guul darro iyo jab, lana laayey odeyaashoodii, ayey waxa ay galeen tabaabushe ay u tabaabusheysanayaan sidii [...]
