Mahad oo dhan Eebbe ayaa iska leh. Waan ku mahadinaynaa, waan kaalmo weydiisanaynaa, waan dembi-dhaaf weydiisanaynaa, waanan u tawbad keenaynaa. Eebbe waxan ka megan-gelaynaa nafteenna sharteeda iyo falalkeeda xunxun. Qofkuu Eebbe hanuuninayo cid lumin kartaa ma jirto, qofkuu luminayana cid hanuunin kartaa ma jirto. Waxan qirayaa Alle mooyee Ilaah kale in aanu jirin. Waxa kaloon [...]
Archive for the 'Qaybta Siirada' Category
BEY’ADA WANAAGSAN IYO BARBAARINTA SUUBBAN
June 13, 2009WARAAQIHII UU NEBI MUXAMED (SCW) U DIRAY BOQORRADA
September 26, 2008Casharka 64aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW
WARAAQIHII UU NEBI MUXAMED (SCW) U DIRAY BOQORRADA
QORITAANKII WARAAQIHII LOO DIRAYEY BOQORRADA
Markii uu Rasuulku SCW ka soo laabtay Xudeybiya oo uu heshiis la soo saxiixday codawgii islaamka ugu darnaa ee qureysh, oo ka mid ahaa saddexdii qolo oo ugu fitnada iyo cadaawada badnaa mandiqaddaas, duullaankii Axsaabna isku [...]
CABDULLAAHI BINU XUDAAFA AL-SAHMIYI
September 26, 2008Saxaabi kasta, taariikh nololeedkiisu wax un buu caan ku ahaa. Matalan, waxaynu wada ognahay in Saciib Binu Caamir Al-Jumaxi (rc) uu caan ku ahaa zuhdiga iyo in la naco dhaldhalaalka adduunyada. Haddaba, Cabullahi Binu Xudaafi Al-Sahmi wuxuu isagu caan ku ahaa geesinnimo iyo in aan loo jixin-jixin cadowga Alle. Diinta Islaamka, waxay u suurto gelisay [...]
Waa maxay Soonku yaase lagu leeyahay in uu guto?
September 23, 2008 Waa maxay Soonku yaase lagu leeyahay in uu guto?
<p
Kelimada Ramadaan ama Soon dadka qaarkiis u yaqaaniin,waxaa laga wadaa afsoomaali ahaan nafta oo laga xabisayo cunto iyo cabbid iyo waxyaalaha ay hawooto (shahawaat), iyo iyadoo laga goynayo wixii ay u caado yeelatay oo la hagaajiyo awoodeeda shahwada si loogu diyaariyo in ay dalabto liibaan [...]
DAGAALKII UXUD
September 7, 2008Casharka 46aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW
DAGAALKII UXUD [Qaybta 1aad]
| Qaybta 1aad | Qaybta 2aad | Qaybta 3aad | Qaybta 4aad | Qaybta 5aadKa dib markii uu dhacay dagaalkii Badar, oo ay qureysh u soo hoyatay guul darro iyo jab, lana laayey odeyaashoodii, ayey waxa ay galeen tabaabushe ay u tabaabusheysanayaan sidii [...]
