0.000000
0.000000
Archive for the 'Qaybta Axaadiista' Category
sidee ayuu kuula muuqdaa wabsatyd kani
November 14, 2009Sheeko La-yaab leh oo dhex martay Nin Alle ka cabsi badnaa iyo Shaydaan (Sheko Gaaban oo Xiiso Leh)
September 7, 2009Nin Alle ka cabsi badan oo reer Banuu Israa’iil ah ayaa maalin maalmaha ka mid ah waxaa u yimid dad, dadkaas oo u sheegay inay jiraan beel cabudda geed oonan ka fogayn halka uu daganaa. Ninkii ayaa xanaaqay oo goostay inuu geedka jaro si aanan loo caabudin. Faash ayuu qaatay, intii uu jidka kusii jiray [...]
Duruusta Ramadaanka
September 7, 2009Waxaa farxad iyo murugoba leh inaan ku dhaw nahay dhamaadkii Bishii Ramadaan iyo inay naga dhamaan rabto Bishii Barakeysneyd, maxaa yeelay waa farxad iyo bogaadin in uu ruux nasiib u yeesho inuu gaaro dhamaadka Bishaan, waayo waa bil wax badan oo wanaag ah Muslimiinta loogu dhex sharciyeeyay si ay isaga dhaqaan gafafkii iyo dembiyadii ka [...]
BEY’ADA WANAAGSAN IYO BARBAARINTA SUUBBAN
June 13, 2009Mahad oo dhan Eebbe ayaa iska leh. Waan ku mahadinaynaa, waan kaalmo weydiisanaynaa, waan dembi-dhaaf weydiisanaynaa, waanan u tawbad keenaynaa. Eebbe waxan ka megan-gelaynaa nafteenna sharteeda iyo falalkeeda xunxun. Qofkuu Eebbe hanuuninayo cid lumin kartaa ma jirto, qofkuu luminayana cid hanuunin kartaa ma jirto. Waxan qirayaa Alle mooyee Ilaah kale in aanu jirin. Waxa kaloon [...]
THUMAAMA BINU UTHAAL
March 9, 2009الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه
Sannadkii lixaad ee hijriyada wuxuu Rasuulka (scw) go’aan ku qaatay inuu ballaariyo dadaalkii uu ugu jiray fidinta dacwada islaamka, isagoo siddeed dhambaalood oo qoraal ah u kala diray boqorrada carbeed iyo kuwa cajam-ba, wuxuuna dhambaaladiisa ugu yeeray boqorradaas inay soo galaan diinta islaamka. [...]
CABDULLAAHI BINU JAXSHI
March 8, 2009الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه
Saxaabiga aynu hadda qaadanayno sheekadiisa waa saxaabiga ay xiriir qaraabo wadaagaan Rasuulka (scw), wuxuu ka mid ahaa asxaabtii ugu horeeyay ee soo gala diinta Islaamka. Cabdullaahi Binu Jaxsh waxaa dhashay Umaymata Binta Cabdil-mudhalib oo ahayd Rasuulka (scw) eeddadiis. Dhinaca kale wuxuu Cabdullaahi ahaa [...]
SACIID BINU CAAMIR AL-JUMAXI
March 8, 2009الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه
SACIID OO AAN ISLAAMIN:
Wiilkii dhalinyarada ahaa ee la oran jiray Saciid Binu Caamir Al-Jumaxi wuxuu ka mid ahaa kumanaankii kun ee yimid degmada Tanciim ee ku taallay agagaarka magaalada Makka, si ay u ajiibaan yeeristii ay u yeereen madaxdii Qureysh, iyo [...]
CADDIYYU IBNU XAATIM AL-DAA’I
March 8, 2009الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه
SACIID OO AAN ISLAAMIN:
