Archive for September, 2009

Sheeko La-yaab leh oo dhex martay Nin Alle ka cabsi badnaa iyo Shaydaan (Sheko Gaaban oo Xiiso Leh)

September 7, 2009

Nin Alle ka cabsi badan oo reer Banuu Israa’iil ah ayaa maalin maalmaha ka mid ah waxaa u yimid dad, dadkaas oo u sheegay inay jiraan beel cabudda geed oonan ka fogayn halka uu daganaa. Ninkii ayaa xanaaqay oo goostay inuu geedka jaro si aanan loo caabudin. Faash ayuu qaatay, intii uu jidka kusii jiray [...]

Duruusta Ramadaanka

September 7, 2009

Waxaa farxad iyo murugoba leh inaan ku dhaw nahay dhamaadkii Bishii Ramadaan iyo inay naga dhamaan rabto Bishii Barakeysneyd, maxaa yeelay waa farxad iyo bogaadin in uu ruux nasiib u yeesho inuu gaaro dhamaadka Bishaan, waayo waa bil wax badan oo wanaag ah Muslimiinta loogu dhex sharciyeeyay si ay isaga dhaqaan gafafkii iyo dembiyadii ka [...]