الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه
Sannadkii lixaad ee hijriyada wuxuu Rasuulka (scw) go’aan ku qaatay inuu ballaariyo dadaalkii uu ugu jiray fidinta dacwada islaamka, isagoo siddeed dhambaalood oo qoraal ah u kala diray boqorrada carbeed iyo kuwa cajam-ba, wuxuuna dhambaaladiisa ugu yeeray boqorradaas inay soo galaan diinta islaamka. [...]
Archive for March, 2009
THUMAAMA BINU UTHAAL
March 9, 2009CABDULLAAHI BINU JAXSHI
March 8, 2009الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه
Saxaabiga aynu hadda qaadanayno sheekadiisa waa saxaabiga ay xiriir qaraabo wadaagaan Rasuulka (scw), wuxuu ka mid ahaa asxaabtii ugu horeeyay ee soo gala diinta Islaamka. Cabdullaahi Binu Jaxsh waxaa dhashay Umaymata Binta Cabdil-mudhalib oo ahayd Rasuulka (scw) eeddadiis. Dhinaca kale wuxuu Cabdullaahi ahaa [...]
SACIID BINU CAAMIR AL-JUMAXI
March 8, 2009الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه
SACIID OO AAN ISLAAMIN:
Wiilkii dhalinyarada ahaa ee la oran jiray Saciid Binu Caamir Al-Jumaxi wuxuu ka mid ahaa kumanaankii kun ee yimid degmada Tanciim ee ku taallay agagaarka magaalada Makka, si ay u ajiibaan yeeristii ay u yeereen madaxdii Qureysh, iyo [...]
CADDIYYU IBNU XAATIM AL-DAA’I
March 8, 2009الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه
SACIID OO AAN ISLAAMIN:
ALLE KA CABSIGII SAXAABADA
March 7, 2009الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه
Bismillaah Arraxmaan Arraxiim.
Ilaahay baa ammaan oo dhan & xamdiba iskaleh, Allaha Khabiirka ah oo haddana Xakiimka ah, Xaal uu yahay kii kusugnaaday carshigiisa, Ilaaha qorrax kasoo baxa iyo qorrax udhaca, Allaha abuurtay Maroodiga iyo muluca, kan si guud ugu naxariista adoomihiisa, [...]
MURUGADA MAXAA LAGU DAWEEYAA?
March 7, 2009لحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه
Haddaad u kuur gasho nolosha Bulshada Soomaaliyeed ee maanta, waxaad mooddaa in Murugada, Wel-welka, Tiiraanyada iyo fekarku noqdeen qayb nolkoshooda ka mid ah, mid yar iyo mid wayn, mid dal jooga iyo mid dibed jooga, mid Taajira iyo mid sabool ahba.
Qof walba [...]
CUMEYR BINU WAHAB
March 7, 2009الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والا
Cumeyr wuxuu ka mid ahaa dadkii ka qayb galay dagaalkii Badar, isagoo la safnaa gaalada. Nasiib wanaag kuma uusan dhiman, laakiin waxaa lagu qafaashay wiilkiisa Wahab oo gacanta u galay Muslimiinta. Cumeyr wuxuu ka cabsan jiray in ay Muslimiinta u qabtaan wiilkiisa [...]
CABDULLAAHI IBNU UMMI MAKTUUM
March 7, 2009الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه
Waa kuma saxaabiga isaga dartiis Nebiga looga canaantay toddobo samo korkood, canaantaasoo ahayd tii ugu adkeyd uguna xanuunka badnayd?!!. Waa kuma saxaabiga isaga dartiis uu malakul-Jibriil (cs) ugu soo daadegay qalbiga Nebigeenna Muxammed (scw) isagoo xagga Rabbi(sw) ka waday waxyi qur’aan ah. [...]
