Archive for December, 2008

ciid mubaarik ciid mubaarik ciid mubaarik

December 8, 2008

Iid Mubaarik , Ciid Mubaarik Dhamaanba Somalida kunoo daafaha dunida iyo inta u dhaxeesa
Dhamaan Akhristayaasha sharaftaleh ee soo booqda shabakadan ceerigaabo.wordpress.com iyo Dhamaanba Somalida kunoo daafaha dunida
waxaan idin leeyahay Iid Mubaarik , Ciid Mubaarik Illaahayna hanaga dhigo kuwa la aqbalay Soonkooda
kuna Ciid bash bash iyo barwaaqo , markale Iid Mubaarik , Ciid Mubaarik
ceerigaabo.wordpress.com
siciid c/raxmaan cali
Email:siciid_32@hotmail.com

USAAMA BINU ZEYD

December 6, 2008

USAAMA BINU ZEYD
“Usaama aabihiis Rasuulka (scw) wuu ka jeclaa adiga aabahaa, isaga ayuu adigana kaa jecel yahay Rasuulka” Hadalkii Cumar uu ku yiri wiilkiisa
(25)
Waa sannadkii lixaad ee hijriyada kahor. Goobtuna waa magaallada Makka. Wuxuu Rasuulka (scw) ka sheeganayay dhibaatooyinkii iyo hagardaamooyinkii kaga imaanayay gaallada qureysh isaga iyo asxaabtiisa, isagoo uu Rasuulkuna (scw) waqtigaas ku [...]