Archive for November, 2008

Geel Salaad Tukanaya, Mucjiso Indhaha Caalamka soo jiidatay

November 21, 2008

(ceerigaabo.wordpress.com)(10.11.2008)-Nin la yidhaahdo Abuu C/laahi oo u dhashay Waddanka Sacuudiga ayaa saxaafadda u sheegay in Ratigiisa uu ku arkay Calaamado uu aad ula yaabay,
Arrintaani oo uu il gaar ah ku hayay in badan Abuu Cabdullaahi ayuu ugu Dambeyntii go’aansaday in uu soo bandhigo.
“Xilliga aan safarka ahay oo Salaadda waqtigeeda la soo gaaro ee aan [...]

ceerigaabo iyo dawasho wacan

November 20, 2008

ceerigaabo iyo daawasho wacan

November 20, 2008

Wacan oo wanaagsan waxaad ku soo dhawaataa taariikhda gobalka suuban ee Sanaag.
Dalxiisaida Sanaag sidaan wada ognahayaba Somaliya waa meel aad iyo aad u qurux badan lehna wax yaabo aad ka helayso gobal walba oo soomaliya ku yaal wuxuu leyahay wax aad markaad argto aadan ka tegi karayn kuwo waxay leeyihiin webiyo waa [...]

November 20, 2008