<><><>
Casharka 25aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW
MU’MINIINTII AAN REER MAKKA AHAYN Rasuulka SCW markuu arkay in reer Makka ay xaqii qaadan la’yihiin, ilaa intii hore u islaamtay maahane, ayuu bilaabay inuu xoogga saaro dadka meelaha kale duwan ka imaanaya oo xajka u imaanaya. In kastoo ay shayaadiintii Makkana faafinayeen dacaayaddoodii, haddana Rasuulka SCW kama [...]
