Casharka 19aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW
ERGEYGII QUREYSHEED EE RASUULKA SCW U TEGEYDuqowdii qureysheed markay arkeen xaaladdu meesha ay ka sii degeneyso iyo ineysan waxba ku joojin karin dagaal iyo xumaan ayey beddeleen go’aankoodii ahaa in Rasuulka SCW la dilo, waxayna bilaabeen iney tartiib iyo wada hadallo ku wadaan hawsha sidaa darteed ninkii la [...]
