Casharka 7aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW
Sida la sheego waxaa la yidhaahdaa kacbada waxaa dhisay malaa’ig ama Nebi Aadam laakiin Qur’aanka iyo axaaddiista midna kama hadlin arrinkaas, sidaa darteed waxaa xaqiiqo ah oo Qur’aanka iyo axaaaddiistuba sheegeen in Nabi Ibraahiim iyo wiilkiisa Nabi Ismaaciil ay dhiseen. Waqtigii qureysheed, Nebiga oo 35 sano jira ah [...]
Archive for May 4th, 2008
DHISITAANKII KACBADA
May 4, 2008GUURKII KHADIIJA
May 4, 2008Casharka 6aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW
GUURKII KHADIIJA
Markuu Rasuulka SCW 25 sano gaaray wuxuu guursaday Khadiija bintu Khuweydlad. Khadiijo waxay ahayd qof maalqabeen ah quruxna leh oo ka sheegganayd haweenkii qureysheed, waxayna da’deedu ahayd markaas 40 sano. Ka hor waxay soo guursatay nin ay laba carruur ah u soo dhashay. Khadiijo maalkeeda ayay hadba [...]
QISADII BAXIIRA
May 4, 2008Casharka 5aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW
QISADII BAXIIRA
Markuu Rasuulka SCW 12 sano jirey ayaa adeerkiis Abii-dhaalib iyo rag kale oo qureysh ka mid ah ay safar ugu kicitimeen dhinaca Shaam, wuxuu markaa Rasuulku scw ka codsadey adeerkiis inuu raaco, adeerkiisna waa uu ka yeelay. Dabadeed markuu safarkii baxay waxaa uu sii maray meel la [...]
DHALASHADII & BARBAARINTII RASUULKA SCW
May 4, 2008Casharka 4aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW
DHALASHADII & BARBAARINTII RASUULKA SCW
Wuxuu Rasuulka SCW dhashay sannadkii Caamul-fiil, maalin Isniin ah oo bisha Rabbiicul-awal ahayd laba iyo toban, 53 sano hijrada ka hor. Markuu dhashay waxay hooyadiis u cid dirtay awaawgiis Cabdimudhalib oo ay ugu bishaareyneysey dhalashada Nabiga SCW, Cabdimudhalib waa uu bishaareystey wuxuuna tegey kacbada [...]
QODIDDII SAMSAMKA IYO NADARKII ABDI MUDHALIB
May 4, 2008Casharka 3aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW
QODIDDII SAMSAMKA IYO NADARKII ABDI MUDHALIB
Maalin ayaa Cabdimudhalib oo hurda manaam loogu yimid lana amray inuu faago ceelka samsamka oo muddo hore duugmay, meel uu ahaana aan la garanayn. Manaamkii ayuu ku weydiiyey meeshuu ceelku ahaa waana loo sheegay. Goortuu hurdadii ka kacay ayuu meeshii tegey isaga oo [...]
DUULLAANKII ABRAHA UU KU SOO QAADAY KACBADA
May 4, 2008Casharka 2aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW
Abraha oo ahaa nin xabashi ah oo yaman wakiil uga ahaa boqorkii xabashida ayaa markuu arkay sida carabbi kacbada ugu xajineyso waxaa galay maseyr markaasuu magaalada Sanca ka dhisay kaniisad aad u weyn isagoo raba inuu carab ka jeediyo xajkii ay kacbada u xajin jireen.
Arrintii ayaa waxaa [...]
Nasiib kii nebiga(scw)
May 4, 2008Casharka 1aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed (SCW)
NASABKII RASUULKA SCW
Sida la wada ogsoon yahay nasabka Rasuulka SCW ama abtirisiinyihiisu wuxuu galaa nabiyullaahi Ismaaciil oo uu dhalay nabi Ibraahim. Abtirsiinyada nabiga SCW waxay u qaybsantaa saddex qaybood: Qaybta u hooreysa marka nabiga SCW laga soo bilaabo waxay ku eg tahay ilaa Cadnaa, waana qayb culimada [...]
CAWAAQIB XUMIDA UU LA KULMAYO QOFKII CAAYA RASUULKA (SCW
May 4, 2008ceerigaabo.wordpress.com
Waxaa na soo kedinayay maalmihii ugu danbeeyay dad ku abtirsanaya inay yihiin soomaali oo si dhiiranaan aan dheelitirsanayn ugu kacaya falal-denbiyeed aad ugu weyn miisaanka culus ee diinta islaamka. Dadkaasi, waxay si ula kac leh wax uga sheegayaan diinta muqaddaska ah ee islaamka, iyagoo aad mooddo inay xanbaarsan yihiin ama lagu soo qanciyay fikrado baadiyaysan [...]
