Archive for May, 2008

gabay wacdi

May 25, 2008

Gabay: wacdi
—————————————————————————-
Gabaygan waxa weeye wacdi iyo Alle xasuusin . Maxamedna jacaylka uu diinta u qabo halkan ku muujinya Waxuu yidhi:-

Nimanyahow adoomaha badhkood, male aqoon wayne
Kolba waxay arkaayaana waa, ku arin qataane
Mana oga amuuraha Ilaah, inay ahaadaane
Asmaa’iga qur’aankiyo sharcigiyo, aayadiyo diinka
Kutubaha war lagu soo ebyee, uunka wada gaadhay
Ogaadaay ninkii ka anfiyaa, aayatiin malehe
Aadaanka gabay waanigii, aaladayn [...]

MU’MINIINTII AAN REER MAKKA AHAYN

May 17, 2008

<><><> 
Casharka 25aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW

MU’MINIINTII AAN REER MAKKA AHAYN Rasuulka SCW markuu arkay in reer Makka ay xaqii qaadan la’yihiin, ilaa intii hore u islaamtay maahane, ayuu bilaabay inuu xoogga saaro dadka meelaha kale duwan ka imaanaya oo xajka u imaanaya. In kastoo ay shayaadiintii Makkana faafinayeen dacaayaddoodii, haddana Rasuulka SCW kama [...]

DHIMASHADII KHADIIJA

May 17, 2008

Casharka 22aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW

DHIMASHADII KHADIIJASidaan ogsoon nahay Khadiija waxay ahayd xaaskii Rasuulka SCW ee ugu horreysey haweenkiisa, carruurtiisa oo dhanna u dhashay Ibraahim maahane, Rasuulka SCW aad ayuu u jeclaa, aad beyna u garab istaagtay Rasuulka SCW mar kasta oo u murugoodana way ka baabi’in jirtey nafteedii, maalkeedii iyo waqtigeediina waxay [...]

CUNAQABATAYNTII REER HAASHIM IYO REER MUDHALIB

May 17, 2008

Casharka 20aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW

CUNAQABATAYNTII REER HAASHIM IYO REER MUDHALIBOdeyaashii qureysh markay arkeen in aan Nabiga SCW marna u soo dabcayn, boqortooyo iyo wax walba oo loo ballanqaadana uusan doonayn, diintiisiina ay soo xoogeysanayso, rag khatar ahna ayba raaceen, hadday sidaa ku sii socotana ay rag badan oo kale raaci doonaan, ayey [...]

Sharax Kooban oo kusaabsan lixda tiir ee iimaanka

May 13, 2008

 bismillaah walxamdu lillaah wabacdu walaal kayga muslim ka ahow waxan rabaa inaan halkan kugu soo gudbiyo qayb kamid ah xadiithka jibriil een wada garanayno , waana qaybta ka hadlaysa lixda iimaanka
(1) wuxu yidhi nabigu(scw)(iimaanku waa inaad rumayso Alle)micneheeduna waxa weeye inaad alle inuu kaligii yahay rumayso qalbiga iyo carabkaba aad ka rumayso isuna dulayso awaamirtiisa [...]

ERGEYGII QUREYSHEED EE RASUULKA SCW U TEGEY

May 12, 2008

Casharka 19aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW

ERGEYGII QUREYSHEED EE RASUULKA SCW U TEGEYDuqowdii qureysheed markay arkeen xaaladdu meesha ay ka sii degeneyso iyo ineysan waxba ku joojin karin dagaal iyo xumaan ayey beddeleen go’aankoodii ahaa in Rasuulka SCW la dilo, waxayna bilaabeen iney tartiib iyo wada hadallo ku wadaan hawsha sidaa darteed ninkii la [...]

ISLAAMIDDII CUMAR BINU KHADHAAB

May 12, 2008

Casharka 18aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW

ISLAAMIDDII CUMAR BINU KHADHAABCumar wuxuu ka mid ahaa raggii markii hore islaamka iyo muslimiinta aadka u dhibi jirey, Sannadkii lixaad ee soo diriddii Rasuulka SCW ayuu maalin soo kacay isagoo raba inuu Rasuulka SCW dilo, goor uu dhexda marayo ayaa nin ka hor yimid oo ku yiri “Cumar [...]

ISLAAMIDDII XAMSA BINU CABDI MUDHALIB

May 12, 2008

Casharka 17aad ee Kitaabka Siirada Nebiga Muhammed SCW

ISLAAMIDDII XAMSA BINU CABDI MUDHALIBXamsa binu Cabdimudhalib oo ah Nabiga SCW adeerkiis sida uu ku islaamay waxay ahayd, maalin ayuu ugaar doontay intuu gammuunkiisii iyo qaansadiisii qaatey, goor uu ugaarashadii jiro ayuu Abii-jahal Rasuulka SCW aad u caayey gacanna ula tegey. Markuu Xamsa soo laabtay ayaa arrintii loo sheegay [...]