Archive for April, 2008

Saxaabadii rasuulka (scw)

April 30, 2008

Saxaabadii rasuulka (scw)
cabdulaahi binucadaafi Al-sahmi(1) Saxaabi kasta, taariikh nololeedkiisu wax un buu caan ku ahaa. Matalan, waxaynu wada ognahay in Saciib Binu Caamir Al-Jumaxi (rc) uu caan ku ahaa zuhdiga iyo in la naco dhaldhalaalka adduunyada. Haddaba, Cabullahi Binu Xudaafi Al-Sahmi wuxuu isagu caan ku ahaa geesinnimo iyo in aan loo jixin-jixin cadowga Alle. Diinta [...]

Bishaara! Bishaara! Bishaara!

April 29, 2008

dhamaan dad weynaha  waxaan ugu bushaarayn doonaa  qoraal kan hoos ku qoran

dhamaan waxaan ugu bushaaaray naynaa dadweynaha xiiseeya heesaha suugaan ta jacayl ka warar ka gabayada  maqalka iyo iwm
ceerigaabo.wordpress.com 
siciid_32@hotmail.com